Posts

Liverpool oo Real madrid ku garacaysa labo xidig oo khad dhexe ah

Image
  Kooxda liverpool ayaa sacadihii ugu danbaysay suuqa aad loga hayaa taas oo ay kula ficiltamayaan koxda ay champion wada ciyaarayaan ee real madrid  Labada ciyaar yahan ee Kala ah Jude biligham iyo Enzo Fernandes oo ka wacdarayna world cup ka  Balse kooxo badan ayaa xiisaynaya labada xidig lkn waxa ugu cadcadaa liverpool iyo real madrid  Kooxda liverpool ayaa hatan hogaaminaysa Saxiixa labada xidigba taas oo la micna ah inay liverpool la wareegi doonto dhawaan 

Xalada kooxda liverpool

Image
  Kooxda liverpool ayaa xaqiijisay in weerar yahanka luis dias uu garoomada ka maqnaan doono 3 bil iyo dherad  Taas oo la micno ah inuu horay u soo laaban doonin  Sidoo kaleh waxa dhawac uga maqnaa diago jota oo dhaawac ku seegay koobka aduunta oona isaguna horay u soo Laban doonin Liverpool Aya ku qasban inay raadsato ugu yaraan 3 ciyaar tay oo 2 wearer tahay dhawaan markuu suuqa furmo  Dhawan kooxda liverpool ayaa xiiso u muujisay dhaxda dhexe ee aadka loo qiimeyo ee xulka morroco ee sofran amrabat  Sidoo kaleh ay aad igu dhawdahay saxiixa xidiga da da yar ee xulka England Jude beligham 

WAR DEG DEG AH LUIS ENRIQUE OO SHAQADA SPANISH KA TAGAY

 Tabarihii hore ee kooxda barcelona oo hadana ahaa tabaraha xulka Spain ayaa ku dhawaaqay inuu ka tagay shaqada tababarnimo ee xulka spian  Kadib guul daro xanuun leh oo ay kaga so dhaqaqeen dalka qadar oo hadadan uu ka socdo Koobka qaramada aduunka  Xulka Spanish-ka ayaa ku hadhay wareega 16 dhamadka koobka adunka  Xulka kasoo jeeda africa Morocco ayaa ka soo cidhibtiray luis Enrique iyo wilashisa dhamaan rajadi Spain ee world cup  Tabaraha ayaa hadan raba Inuu ku noqdo wayihisii tababarnimo ee kooxaha kasoo hada lasoo tilmamayo inuu shaqo ka sugayo kooxaha barcelona iyo Atlentico Madrid              Mahadsanidin sxpyal